Ruushka oo dhalasho siiyay Nin sir badan ka faafiyay Mareykanka si weyna u raadinayaan

Dowladda Ruushka ayaa dhalashada dalkeeda siisay 75 qof oo ajaanib ah oo dalkaasi kunool, kuwaa oo ay ku jiraan dad si weyn u baadigoobayaan sirdoonada Mareykanka iyo kuwa reer Galbeedka. Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxtooyada ee Ruushka, Madaxweyne Vladimir Putin, ayaa lagu shaaciyay magacyada dadka ajaaniibta ah ee la siiyay dhalashada dalka Ruushka, kuwaa … Continue reading Ruushka oo dhalasho siiyay Nin sir badan ka faafiyay Mareykanka si weyna u raadinayaan